KAAH BUSINESS CENTER IN JIGJIGA |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Waxaan ugu bishaaraynaynaa dhammaan macaamiisha Kaah iyo cid kasta oo danaynaysa in uu si xawli ah ku socda mashruuca kor ku xusan oo ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah oo laga hirgaliyo magaalada madaxda kililka shanaad ee Jigjiga. Mashruucan oo dadwayne badan ay ka daawadeen TV-ga ETN, waxaan hoos idiinku soo gubdinaynaa jawaabaha su’aalaha aan isleenahay way ugu badanyihiin kuwa ay dadku iswaydiin karaan: Su’aal: Mashruucu xagguu ku yaallaa? Su’aal: Dhul intee le’eg ayuu ku fadhiyaa mashruucu? Su’aal: Muxuu ka koobanyahay mashruucu? Su’aal: Ganacsi noocee ah ayaa lagu samayn karaa? Su’aal: Ma xaddidanyihiin inta dukaan ee isku nooc ah ee laga samayn karo? Su’aal: Dukaan ama xafiis ma yeelan karaa mise waan kiraysan karaa oo kaliya? Su’aal: Masii qabsan karaa hadda dukaanka ama xafiiska aan rabo mise waxaan sugayaa inta dhismuhu ka dhammaanayo? Su’aal: Miyay kala duwanyihiin kirada dukaannada ama dabaqyada kala duwan mise waa isku wada mid? Su’aal: Waa imisa kirada halkii meter ee laba jibbaaran bishii? Su’aal: Goorma ayuu dhammaanayaa mashruucu? Wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad kala xiriirtaa websiteka Kaahxpress.com ama waxaad toos ula xiriirtaa: Najib Aden Hassan
Waxa kale oo aad la xiriiri kartaa xafiiska kuugu dhaw ee Kaah Express meel kasta oo uu ku yaallo. |
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||